“Ummadda Islaamka Ah Ee Wannaagsan Waxa Lagu Gartaa Niyad wanaagsan, Calool iyo Maskax caafimaad qabta.Laakiin Guddoomiye Sharmake Geell… “

0
21
Ummadda Islaamka Ah Ee Wannaagsan Waxa Lagu Gartaa Niyad wanaagsan, Calool iyo Maskax caafimaad qabta.Laakiin Guddoomiye Sharmake Geell… “
Ummadda Islaamka Ah Ee Wannaagsan Waxa Lagu Gartaa Niyad wanaagsan, Calool iyo Maskax caafimaad qabta.Laakiin Guddoomiye Sharmake Geell… “

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-“Sharmake Geelle Shammacii Xukuumadda Muuse Biixi Ka Dhex Baxay! Xayndaabka haya’dda shaqaalaha, bari ilaa galbeed waa hawl kar ka dhex ifay somaliland, gobtu waa dadka qirra guullaha walalkood oo horu socod sameeyey, wuxuuna bananka usoo saaray hibadiisa qof ahaaneed oo ku dhac iyo dhiiranaanba leh. haddii aynu haldoorkeena horumarka gaadhay bogaadin weyno inana teena cidnina bogaadin mayso wuxuu gaadhay meel aaney gaadhin siyaasiyiin ka waayo aragsani oo cimrigooda ku dhamaystay masraxa siyaasada, hillaadiisa waxaa ka muuqda himilo fog oo xawaare xawli ah Ku soconaya waana mid qaranka guul u ah wuxuuna baylah tirray shaqadii loo igmadey wuxuu muujiyey in qaranku u baahan yahay 20 la fac ah oo himilo ay wax ku hagaana leh. Waa hoggaamiye dhab ah waxaanan qabaa in haddii uu mansab ka sareeya qaban lahaa qaranku doogi lahaa waxaan ku suureyn karaa inuu yahay Abiy Ahmedka somaliland waana shammac ka dhex ifay xukuumadda somaliland, wuxuu guul ka gaadhay hawl balladhan oo musawir khaldan laga bixinayey la beelleynayey oo la siyaasadeeyey qollaba dhankay jeclayd ula kacdey waxaase beeni raad maleh ka dhigtay Caddaaladii sanaag ka dhacdey ee labada shaqaale ee walaalaha ah. Muddo kooban oo xilka hayo waxaa taariikhda u gashay dhitto wanaagsan hore usoco guddoomiye. Madaxweyne noo doorran,

XQ: Mohamoud Fantastic

 


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here