“Garoowe Waa Guri Isimeed, Waxa Loogu Tegayaa Maamul Beeleed.Doorkii Ay Ku Laheyd Dagaaladii Sukeeye Ee Ka Dhacay Magaalada Muqdisho..

0
62
“Garoowe Waa Guri Isimeed, Waxa Loogu Tegayaa Maamul Beeleed.Doorkii Ay Ku Laheyd Dagaaladii Sukeeye Ee Ka Dhacay Magaalada Muqdisho..

Muqdisho,(Baraarugnews.net)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame,ayaa ka hadlay Isimada iyo odayaasha xarunta maamul-goboleedka soomaaliya ee Puntland ee Garoowe, isla markaana wuxuu tilmaamey qabyaalada qaawan ee taalada Garoowe.

Sidaa wuxuu ku sheegay barta uu ku leeyahay baraha bulshadu ku wada xidhiidho ee Facebuugiisa oo qoraalkan uu ku baahiyey, kana soo xigtay xafiiska wararka ee wakaalada Baraarugnews.net ee Hargeysa, waxaanuu u dhignaa sidan ee halkan hoose ka akhriso:-


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here