“Waa Ceeb, Fadeexad, Carruur-nimo, Madaxweyne Noqo oo Ka Bax  Waxa  Carruurtu Kula yaabayso. Madaxtooyada Ma Reer Samatar (Muuse Biixi Cabdi), Ayaa Lahaa, Mise Ummadda Reer Somaliland?

0
576

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-“Mar Hadday Xafad-xaafad Noqotay, Waa In Beel wal-ba  Iyo Qoskastaaba Uu Madaxtooyo Samaysto. Anagu  Laba Madaxtooyo oo shacabka reer Somaliland looga Taliyo Ayaanu ka  Samaynaynaa Koonfurta Hargeysa iyo Magaalada Burco.”Halkan hoose ka daawo Suldaan Jikaar Oo  la yaabay Kabtan Muuse Biixi


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here