War-murtiyeedka ay Soo Saareen Midowga Mucaaridka Iyo Raysal,wasaareaha Soomaaliya &Mudaharaadkii Muqdisho Oo Fashilmay

0
54

Muqdisho,(Baraarugnews.net)- Warmurtiyeed ka kooban ilaa lix qodob ayaa ugu danbeyntii laga saaray shir saacado badan qaatay oo Hotel Decale ee magaalada Muqdisho uga soconayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo midowga Musharixiinta.

Kulanka oo lagu lafa-guray arrimo dhowr ah ayaa lagu heshiiyay ugu danbeyntii dib loo dhigo dibadbax lagu waday in maalita Barri ah mucaaradku ku qabsadaan fagaaraha Daljirka Dahsoon, iyadoo dhinaca kalana Xukuumaddu sheegtay in ay ka xun tahay wixii dhacay 19kii bishan, islamarkaana loo saarayo guddi arintaa soo baara.

Waxaa kaloo ay dhinacyadu ku heshiiyeen in la sii anba-qaado kulamada xalka loogu raadinayo sidii ay dalka uga dhici laheyn doorasho wadar ogol ah oo dhinacyada oo dhan ku qanacsan yihiin.

Emial Office Hargeysa>-Caarshe7@hotmail.com or baraarugnews@gmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here