Waraaq Faddeexad Ah:-Qaabka Loo Bahdilay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland Gurxan &Ma Adigoo Nin Arab Ah Ayaad Doonaysaa, Anigoo Nin Ciise Muuse Ah (Beesha Habar-awal),In Aad Iga Qaado Xilka Maamulka kastamka magaalada Berbera Cabdiraxmaan Cirro?

0
504
Waraaq Faddeexad ah:-Qaabka Loo Bahdilay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland Gurxan &Ma Adigoo Ah Arab Ayaad Doonaysaa, Anigoo Ah Nin Ciise Muuse Ah (Beesha Habar-awal),In Aad Xilka Maamulka kastamka magaalada Berbera Iga Qaado Cabdiraxmaan Cirro?
Qaabka Loo Bahdilay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland Gurxan &Ma Adigoo Ah Arab Ayaad Doonaysaa, Anigoo Ah Nin Ciise Muuse Ah (Beesha Habar-awal),In Aad Xilka Maamulka kastamka magaalada Berbera Iga Qaado Cabdiraxmaan Cirro?

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Wasiirka Wasaarada  Maaliyada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa bahdilaad iyo hanjabaad cago-juglayn ah kula kacay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyada Maxamed Cabdi Gurxan.

Agaasime Gurxan ayaa la sheegay innuu damcay innuu xilka ka qaado ama badel ku sameeyo maamulka kastamka magaalada Berbera Cabdiraxmaan Cirro, Balse arrintaa ayaa la xaqiijiyey oo la cadeeyay in markii Wasiir Sacad oo isku beel ka soo jeedaan (Beesha Ciise Muuse). maamulaha Kastamka magaalada Berbera oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cirro uu labada indhood kaga dhacay Agaasimaha Maaliyada, kana diiday inuu badelo maamulka kastamka Berbera,iyadoo la sheegay in maamulaha kastamka magaalada Berbera oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan uu weedho hadalo hanjabaad iyo erayo quudhsi ah oo uu leeyahay. adigoo reer hebel ah, yasaayana beesha uu ka soo jeedo Agaasimaha maaliyada Gurxan uu kula kacay maamulka kastamka berbera, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyada xukuumadda Muuse Biixi Maxamed Cabdi Gurxan.

Dhamaanba Waxaa Xilkaas laga Wareejiyay masuuliyiin Ay ka mid Yihiin Agaasime Waaxeedyo Iyo maamulo Kastamo kale oo ka mid ah gudaha magaalooyinka ay cashuuraha ka soo galaan maamulka uu gadhwadeenka ka yahay Muuse Biixi Cabdi. laakiin Waxa la loodin Waayay Maamulaha kastamka Berbera Cabdiraxmaan Cirro oo hoosta Ka galay Wasiirka Maaliyada Dr. Sacad Cali Shire oo adeer u ah oo ay isku Jifo Hoose yihiin wasiirka maaliyada xukuumadda Muuse Biixi Cabdi.

Talaabadan uu ku kacay Wasiir Sacad, ayaa ka cadhaysiisay Agaasimaha guud ee maaliyada Maxamed Cabdi Gurxan ee  xukuumadda Muuse Biixi oo , canaan, cay iyo xilka Agaasime ayaan ka qaadayaa, haddii aad cago dhigan weydo yarkaagan ayaa loogu hanjabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda maaliyada Maxamed Cabdi Gurxan,Taasoo sababtay in Shaqadii Maamulka kastamka Berbera ay Noqotay mid Fadhiisatay, ka dib markii maamulaha kastamka Berbera Cirro hawl-maalmeedkii uu Qaban Lahaa  dayacay oo cid-ba wax iskaga tirinayn uu Iskaga soo Riixo Dhinaca Agaasime Gurxan Isagoo ka Lib haysta Wasiir Sacad Cali Shire oo la sheegay innuu erayo iyo aflagaado  iyo erayo uu wax kaga sheegayo beesha Arab  oo uu ka soo jeedo Agaasimaha maaliyada Gurxan oo cay ah koo uu kula kacay Wasiir Sacad markii uu Agaasimaha ka joojiyey innuu xilka ka qaado ama badelo wiilka beeshiisa ah ee maamulka kastamka magaalada Berbera Cabdiraxmaan Cirro.Sidoo kale,maamulaha Kastamka Cabdiraxmaan, ayaa iska Indho Tiraaya inuu ilaaliyo nidaamka sharciga iyo sharafta dawladnimo, isagoo dhawraaya innuu hoos tago Jaranjarada maamul ee Wasaarada maaliyada isagoo Dhinac ka Dhaafa Agaasimaha Waaxda Kastamada Dalka oo Lagu Magcaabo Wayrax oo Kasoo Jeeda Beesha Samaroon.

Magaalada Berbera, ayaa ah isha koowaad ee Ilaha Dhaqaale uga Soo Xaroodo dawladda Somaliland .Isla Markaana aan Masuuliyiinta Sarsare ee Wasaarada maaliyada Somaliland Kastamkaasi U Wakiilan Cidii ku Haboonayd ee Qaranka ugu Adeegi Lahayd Si Daacad Ah isla Markaana Aqoon u leh Kastamada

Hadaba Waxaa isweydiin Mudan Sababta Wasiir Sacad Cali Shire Ku Doortay Maamulkan Aan maareyn Karin Shaqadii loo igmaday isla Markaana Qaab Qabiil Wasiirku Dhabta ugu haysto Maamulkan Habacsan ee fadhiisiyay Shaqadii Kastamka Berbera

Arimahan Dhamaantood Waxay keeneen In Shaqadii Kastamku Istaagto isla Markaana Ganacsatadii Wax ka Cashuuran Jiray kastamku Ay Galaan Stroge (Kayd) Xili ay usoo Yaacaan In Arintaasi uu Soo Xaliyo Agaasimaha Guud ee wasaarada maaliyadu kadib Markii Cabdiraxmaan Cirro iyo Maamulka Kastamku Xalin kari Waayeen Adeegii Loo Baahnaa

Warqada halkan idinka muuqata waa warqadii isku shaandhayntii Wasiirka Maaliyada maamulka Muuse Biixi DR Sacad Cali Shire ka reebay wiilka uu adeerka u yahay ee qoyskiisa ee maamulka Kastamka magaalada Berbera Cabdiraxmaan Cirro.

Waraaq faddeexad ah:Qaabka Loo Bahdilay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland Gurxan &Ma Adigoo Ah Arab Ayaad Doonaysaa, Anigoo Ah Nin Ciise Muuse Ah (Beesha Habar-awal),In Aad Xilka Maamulka kastamka magaalada Berbera Iga Qaado Cabdiraxmaan Cirro?
Qaabka Loo Bahdilay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland Gurxan &Ma Adigoo Ah Arab Ayaad Doonaysaa, Anigoo Ah Nin Ciise Muuse Ah (Beesha Habar-awal),In Aad Xilka Maamulka kastamka magaalada Berbera Iga Qaado Cabdiraxmaan Cirro?

Isla markaana Agaasimaha Aguud ee Wasaaradda Maaliyada Maxamed cabdi Gurxan ayaa ka soo jeeda Beesha Arab ee magaalada Hargeysa, iyadoo Agaasime Gurxan ay wakhti xaadirkan ay haysato bahdilaado iyo awoodii Agaasime lagala wareegay oo magac u yaal ah.

Office Hargeysa Caarshe7hotmail.com

Baraarush00@gmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here