Wasiir Hinda Gaani Oo Deeqdii Loogu Talo Galay Dadka Xanuunka Dhimirka Ee Cisbitaalka Hargeysa, Ka Dhacday &Haweenayda Kacaankii Siyaad Barre Ee Gaani

0
82

Hargeysa, (Baraarugnews.net)-Haweenayda Muuse Biixi u dirtay Wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada Hinda Gaani, ayaa deeq xoolaha oo ay iskaga dhisayso Beesha Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi gaysay goob xarun ah oo lagu xareeyo dadka dhimirka ka xanuunsanaaya, isla markaana xaruntaas  oo lagu magacaabo SAHAN, kuna taala dhanka xaafadaha Galbeedka ee Buurta kala-jeexe ee dhanka jidka u baxa Galbeedka magaalada Hargeysa.

Wasiir Hinda Gaani Oo Deeqdii Loogu Talo Galay Dadka Xanuunka Dhimirka Ee Cisbitaalka Hargeysa, Ka Dhacday &Haweenayda Kacaankii Siyaad Barre Ee Gaani

Wasiir Hinda Gaani, ayaa deeqdii loogu talo galay dadka dhimirka ka buka eek u jira Cisbitaalka Hargeysa, u isticmaashay dhaqan-xumo iyo ceeb ku ah haweenay Soomaaliyeed,iyadoo xoolihii gaysay xarunta Sahan oo ah goob dadka la keeno laga qaado lacag dollar xadi badan oo laga shubo ehelada iyo qaraabada.

Wasiir Hinda Gaani oo ficilka dhaqan-xumada ah u haysata wanaag iyo is tusid ay caqligeedu u sheegay ama iska dhaadhicisay in shacabka reer Somaliland ku amanaan, balse haweenayda Wasiir Hinda Gaani ficilkeeda ayaa macno ahaan u dhacaaya haweenkii kacaankii Dawladdii Maxamed Siyaad Bare.

Wasiir Hinda Gaani, ayaa xoolihii dhimirka iyagu haysan dad daryeela u gaysay xarunta Aadan Siiro ee Sahan.

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here