Wasiir Ka Soo Jeeda Beesha Madaxweyne Biixi oo Isna Wiil Uu Dhalay U magacaabay Xil iyo Mashaariicda Uu siiyey &Qoyskii Muuse Biixi oo Maanta boob iyo fara-baas ku haya dalka SOmaliland

0
320

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Wasiirka Wasaarada biyaha Muuse Maxamed Diiriye ee taliska Muuse Biixi Cabdi,kana soo jeeda beesha Muuse Biixi, ayaa wiil uu dhalay  oo lagu magacaabo Diiriye Maxamed Muuse u magacaabay kaaliyaha mashruux ay ka wada shaqayn doonaan Wasaaradiisa iyo ha’yadda Care.isla markaana Wasiirka Biyaha Muuse Maxamed Diiriye ayaa hayey xilka mudo ka yar bil.

Muuse Biixi Cabdi, ayaa laftigiisa maamulkiisa wuxuu dhamaan wasaaradaha iyo hayadaha dakhliga leh iyo mashaariic badan ku taxay qoyskiisa iyo beeshiisa, balse maamulka kornaylka uu hogaamiyo ee wakhtigan ka taliya Somaliland ayaa isugu biyo shubtay qoys.

Halkan hoose ka akhri waraaqda uu ku magacaabay wiilkiisa Wasiir Muuse Maxamed Diiriye ee shabakada Baraarugnews.net

Bararaarugnews@gmail.com

Caarshe7@hotmail.com

Wasiir Ka Soo Jeeda Beesha Madaxweyne Biixi oo Isna Wiil Uu Dhalay U magacaabay Xil iyo Mashaariicda Uu siiyey &Qoyskii Muuse Biixi oo Maanta boob iyo fara-baas ku haya dalka SOmaliland
Wasiir Ka Soo Jeeda Beesha Madaxweyne Biixi oo Isna Wiil Uu Dhalay U magacaabay Xil iyo Mashaariicda Uu siiyey &Qoyskii Muuse Biixi oo Maanta boob iyo fara-baas ku haya dalka SOmaliland

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here