Wasiirada Xukumada Muusaha Cusub Oo Caadaystay Cayda Habalaha Garxajis

0
678
Bido Ma waantowdo !!! Maahmaahdani Meesha miyay qabataa? Aniga xagayga Waa maya, Waana gaf Cad iyo cay Kale Oo Ku Kacay Ahmed Muumin Seed Se Jawaabteeda Wa Uu Heli doona wakhti ay Noqotaba Mana Noqon dooto Mid lagaga Hadhi Doono.
Ahmed Muumin Seed Markiisaba Horaba Han Iyo raganimo Midna Muu lahayn Se Waata Maantaba uu Cadaystay Ee Waxaa Uu Ka Helo Yaanu Cidna Waxba Ka siin.
Nimankan aqoonta Ka aradan Ee Dalkan Wasiirada Looga Dhigay Waxay Ku Caa Baxeen Cayda Hablaha sharafta Leh Se Waxaanu Leenahay Wakhti Ay ahaataba Waa Laga Jawaabi doona caydan Hablaha Garxajis Lagu Bar tilmaansanaayo Waxay noqon Doontaa Mid ay Ka qooma Meeyaan Kuwa Falkaasi Ku kacay Iyo caydaasba.
Iga dhan.

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here