Hargeysa,(Baraarugnews.net)Halkan hoose ee shabakada baraarugnews ka daawo muuqaalka warkaWasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Muxuu Ka yidhi In Diwaan-gelintu Gaadhay Dhamaan Xaduudka Bariga Somaliland ee la wadaagto Maamul-goboleedka Soomaaliya Ee Puntland