Wasiirka Wasarada Horumarinta biyaha somaliland Oo Joojiyey Ceel-biyood Hayad Turkish ah ka qodosay Gobolka Sool &Go’aamo lagu bahdilayo maamulka Gobolka Sool

0
282
Wasiirka Wasarada Horumarinta biyaha somaliland Oo Joojiyey Ceel-biyood Hayad Turkish ah ka qodosay Gobolka Sool &Go'aamo lagu bahdilayo maamulka Gobolka Sool
Wasiirka Wasarada Horumarinta biyaha somaliland Oo Joojiyey Ceel-biyood Hayad Turkish ah ka qodosay Gobolka Sool &Go'aamo lagu bahdilayo maamulka Gobolka Sool

Laascaanood(BARAARUGNEWS.NET)-Wasiirka Wasarada Horumarinta biyaha somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa awood shaadhka inaadeerkii Madaxweyne Muuse Biixi ku joojiyey ceel-biyood loo qodayey bulshada ku dhaqan Gobolka Sool, isla markaana amaro iyo amiirsiiyey maamulka Gobolka Sool iyo Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin AXMED.
Ha’yaddaTurkish ah ee lagu magacaabo Turkish Red Crescent, ayaa ka hirgalisay qoditaanka Ceel dhaam Biyood oo ka waday Deeganka Degmada Xidhdhi Ee Konfurta magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood.isagoo dhawaan halkaas uu kormeerku Tegay Gidomiyaha G.sool Abdiqani Jiidhe Mohamoud isagoona Sheegay in sida ugu dhakhsiyaha Badan Loo Dhamystiri doono Dhaam Biyoodkaasi,
Balse waraaq Qoraal ah oo kasoo Baxday Wasiirka wasaarada Horumarinta Biyaha somaliland Ayaa lagu joojiyey Ceelkaas Dhaam-biyoodka ah,isla markaana waraaqda oo halkan idinku soo bandhignay ee uu soo saaray Wasiirka biyaha Somaliland lagu amray Mamulka Heer Gobol iyo dhamaan Masuuliyiinta Lamaha Amanka ee Gobolka Sool iyo Wasiir Maxamed Kaahin inay joojiyaan Ceelka ha’yada turkigu ka qodayso ee dhaamka ah Widh-widh.

Halkan ka akhriso waraaqda Wasiirka biyaha ku joojiyey ceelka laga qodayey widh-widh

Wasiirka Wasarada Horumarinta biyaha somaliland Oo Joojiyey Ceel-biyood Hayad Turkish ah ka qodosay Gobolka Sool &Go'aamo lagu bahdilayo maamulka Gobolka SoolHase, awaamiirta Wasiirka Biyaha SomalilandMaxamed Muuse Diiriye soo saaray ee uu ku joojinayo ceelka ay u baahin yihiin shacabka ku dhaqan Gobolka Sool ayaa muujinaaya sawir ah in maamulka Muuse Biixi ka soo horjeedo in biyo helaan shacabka Sool iyo waxyaabaha dhanka horumarka bulshada Gobolkaasi.Balse ficilka masuuliyiinta Madaxweyne Muuse Biixi isku beesha yihiin ayaa bannaanka keenay cadaymaha in masuuliyiinta xilalka ka haya una qaabilsan maamulka Muuse Biixi Gobolka Sool ay yihiin qaar dusha laga haysto, taasoo ceeb iyo meel ka dhac ku ah Bashasaabka Gobolka Sool iyo masuuliyiinta beesha in balan qaadkii ay u balan qaadeen shacabka Gobolkaas in dhaam-biyoodka ceelka ah loo dhamaynayo, taasina ay tahay fashilaad weyn.
Xagee Salaadu iska Qaban la’dahay
caarshe7@hotmail.comBaraarugnews@gmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here