“Wax Aad looga Xumaado In Madaxweynihii Aan Xilka Ku Wareejiyay Uu Si Sharci-darro Ah Ku Soo Weeraro.Ummadda Soomaaliyeed.Gardarrada la…”

0
78
Wax Aad looga Xumaado In Madaxweynihii Aan Xilka Ku Wareejiyay Uu Si Sharci-darro Ah Ku Soo Weeraro.Ummadda Soomaaliyeed.Gardarrada la…”
Wax Aad looga Xumaado In Madaxweynihii Aan Xilka Ku Wareejiyay Uu Si Sharci-darro Ah Ku Soo Weeraro.Ummadda Soomaaliyeed.Gardarrada la…”

Muqisho,(Baraarugnews.net)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa, ayaa ka hadlay booqasho ugu tageen madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

“Waxaan salaan ugu tagnay aniga iyo xildhibaanno saaxiibadeey ah madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaan uga tacsiyeeynay weerarkii gardarrada ahaa ee ay shalay ku soo qaadeen Nidaamka Farmaajo hogaamiyo..Waxa uu noo sheegay in ay tahay wax aad looga xumaado in madaxweynihii uu xilka ku wareejiyay uu si sharci darro ah ku soo weeraro. Waxa uu ummadda Soomaaliyeed ugu baqayaa in sharci darradda iyo gardarrada la iska diido.”ayuu yidhi Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo sidaas ku faafiyey barta uu ku leeyahay baraha bulshadu ku wada xidhiidho ee facebuugiisa oo qoraalkan ka soo xigatey shabakada wararka ee Baraarugnews.net

Email:-Baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here