“Waxa jirta in Madaxtooyada Somaliland.loo rarayo xagaa iyo Galbeedka Hargeisa, haddii arintaasi run tahay Reer wallow-ba sii calaamadso halka Madaxtooyadaadu noqonayso”

0
958

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-“Wuxuu yidhi “Baareey guur oo sinxigaagana la guur” Waxa igu maqaalo ah oo suuqa ku jirta in Madaxtooyada Somaliland.loo rarayo xagaa iyo Galbeedka Hargeisa, haddii arintaasi run tahay waxaan leeyahay Xero Awreey Guur oo Madaxtooyadaana la guur.

Osman Omar Dool

Reer walowba sii calaamadso halka Madaxtooyadaadu noqonayso, anagu hadaanu mataanaha nahay Madaxtooyadayadu waxay noqnaysaa halka Masalaha dhanka Galbeed ee Buurta Ina Naxar dusheeda . Aduunkana ma jirto meel meesha Madaxtooyo kaga Qurux badnaaneysa.

Waar yaan umada la kala qeybinin waar hooya ka jooga, waar Madaxtooyadu ma aha guri uu reer Samatar leeyahay waa Guryaha Qaranka Guriga ugu weyn, nina si hawl yar Xaafadooda uma geysan karo, hadii uu Muuse Biixi halkay imika tahay kaga raro muquunin iyo kali talisnimo, xaqiiq inay noqon doonto Madaxtooyo reer gaar ahi leeyahay,!!!!!!!!..

3 sano ayaa Norway lagaga doodayey qaabka loo dhisayo iyo lacagta ku baxaysa Guriga dawladu degan tahay oo dib loo dhisaayo.

Allow Eex maa tiraabine
Aqoon ha igu cadaabin.Waxa Facebuugiisa ku qoray Osmaan Omar Dool


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here