“Waxaan Ogahay Muuse Biixi……. Maanta xaalkoodu Ma Uf-baa La Idin Yidhi Baa?

0
284
“Waxaan Ogahay Muuse Biixi……. Maanta xaalkoodu Ma Uf-baa La Idin Yidhi Baa?
“Waxaan Ogahay Muuse Biixi……. Maanta xaalkoodu Ma Uf-baa La Idin Yidhi Baa?

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali (Guray)- oo  ka mid ahaa garabkii Jamaal Cali Xuseen New UCID la socday,kuna biiray xisbiga Kulmiye,ayaa sheegay innuu ku bahdilan yahay Jamaal Cali Xuseen Kulmiye dhexdiisa.

“Umaddii dhamayd ee New UCID saw kuwii Kulmiyoobay ee heshiiska la galay KULMIYE, aniguna aan taageeraha Kulmiye noqday. Maanta xaalkoodu ma uf baa la idin yidhi baa? waxan maqlayay xataa goobjooge loogama ogolaanin madasha Kulmiye hal qof shaqo ka helay xukuumadda Kulmiye ee Muuse Biixi, waxaan ogahay hal qof oo keliya. Qaar baa aniga ila soo xidhiidha oo marka waxaan ugu jawaabo garan waayo ku idhaa INSHA ALLAH KHAYR.”sidaa ayuu yidhi Cali Guray qoraalkan kooban ku faafiyey barta uu ku leeyahay baraha bulshadu ku wada xidhiidho ee Facebuugiisa.

Baraashug00@gmail.com

Caarshe7@hotmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here