“Waxaanu Cadaynaynaa In Guddiyada Dawladu Magacowday Ee Shaqaalaha Dawladda, ciidanka, la-taliyeyaasha Iyo Taageerayaasha Farmaajo Aaney Sharci u Haysan In Ay Qabtaan Doorashada Xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland.”

0
101

Muqdisho,(Baraarugnews.net)-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Saree e Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi, ayaa ka codsaday Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo innuu joojiyo arrimaha doorashada muranku ka taagan yahay oo Madaxweyne Farmaajo sheegay inuu qabanayo bilowga sannadka cusub ee 2021-ka.

War-saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha aqalka Saree e baarlamaanka soomaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo nuqul ka mid ah soo gaadhay iimeelka Shabakada Baraarugnews.net ee xafiiska wararka magaalada Muqdisho ayaa u dhignaa sidan:-


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here