“Waxaanu Leenahey Boqorka Geeska Afrika Ku Soo Dhawoow Caasimada Somaliland Ee Hargeysa

0
156

Hargeysa,(baraarugnews.net)-“Anigoo ah Ugaaska guud ee Somaliland Ugaas Axmed Saleebaan Ilxidh(ugaas mahiigan),waxaan halkan baaq uga dirayaa Boqor Cismaan Buur Madow oo aan leeyahey dhamaan shacanka reer Somaliland aad ayey ku taageersan yihiin,isla markaana waxay guud ahaan u diyaar yihiin in siweyn u soo dhaweeyan Boqorka qaarada Afrika Boqor Cismaan Buur Madow oo runtii dalka dibadiisa ku maqan.Runtii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u soo jeedinayaa inay qayb ka noqoto soo dhaweynta Boqorka Geeska Afrika Cismaan Buur Madow.haddii xukuumadda Muuse Biixi iska hortaagto Boqorka.cid sidaas u eegi kara boqorka geeska afrika ma jirto.waxa jecel shacabkiisa somaliland.markaa aniga oo ah ugaas mahiigaan waxaan leeyahey boqor ku soo dhawoow dalkaagii somaliland.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here