“Waxay Ku Niyad samaayeen Aqoonsi la’aanta Calankooda Somaliland.& Maxaa Keenay in maanta boqolaal dhalinyaro rag iyo dumar-ba Iimaankoodii u-jeesto Dawlad Soomaaliweyn?

0
123
Daawo:-Qaabka Looga Qabsaday Taliska Muuse Biixi iyo Inaadeerkii Nuux Taani Deegaanka Gobolka Sanaag ee Bariga Somaliland
Daawo:-Qaabka Looga Qabsaday Taliska Muuse Biixi iyo Inaadeerkii Nuux Taani Deegaanka Gobolka Sanaag ee Bariga Somaliland

Hargeysa,”Haddii wajiga siyaasadeed ee somaliland ay maanta marayso laga badelin oo waji cusub la galin waxa guuxaaya oo taagan barashar xoog u badan dhalinyaro ah in mabdihii jiritaanka madax-banaanida somaliland naceen oo cadho, isku buuq iyo is tarays ay keentay shaqo’la aan darteed iyo fashilaad madaxweynayaashii soo maray somaliland intii ay jirtay-ba isku wada daroo ay naceyb dartii ay bilaabeen ama raadiyaan, iyagoo u arkaaya xaaladaha kala duwan ee ku gadaaman guud ahaan noloshii umadan ku dhaqan gudaha Somaliland oo maraysa meel aad u halis ah. Taasoo sawirka siyaasadeed ee wakhtigan ka jira Somaliland ay keentay niyad jabka iyo quusta laga taagan yahay hogaamiyaasha siyaasada dalkan afarta bilaa micnaha hortaagan yihiin, waxaana xaqiiq ah qabiil iyo waxaa ka baxa waxa jira boqolaal kun oo isugu jira rag iyo dumar-ba uu iimaan-koodii ka iyo quluubtoodiiba ka sii yaraanayso mabdi’ii ahaa ee la isla qaatay 1991 somaliland. Waxaanay qarka u saaran yihiin inay qaatan oo aaminaan calanka Somaliweyn. taasna sababteedii wakhti dambe ahay noo ahaato sxbayaal


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here