Wiishkii Wax Qabadka Kaliya u ahaa Intuu Joogay Kursiga Madaxweynimada Muuse Biixi  Oo Caawa Ku Shuf-beelay Dekeda Magaalada Berbera &Qiimaha Lacagta La Soo Siiyey Wiishka Ku Gubtay

0
39
Wiishkii Wax Qabadka Kaliya u ahaa Intuu Joogay Kursiga Madaxweynimada Muuse Biixi  Oo Caawa Ku Shuf-beelay Dekeda Magaalada Berbera &Qiimaha Lacagta La Soo Siiyey Wiishka Ku Gubtay

Berbera,(Baraarugnews.net)-Waxa galabta gubtay wish aad u baaxad weyn oo ah wish dhawaan la keenay dekeda magaalada Berbera, isla markaana waxa la sheegay in Sadexdii wiish ee dekeda Berbera ee dhawaan madaxweyne Biixi xadhiga kajaray ee sannadkan aynu ku jirno ee 2019-ka la keenay dekeda Berbera uu ahaa wiishkii ugu weynaa uu gubtay.

Warku wuxuu intaa ku darayaa innuu jiro khasaare kale oo dabka qabsaday wiishka uu gaystay, isla markaana xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maalintii wiishkaas gubtay la keenay dekeda Berbera ku sheegtay qiimaha Wiishkan uu Yahay $4,000,000 million Ayaa la sheegay innuu shuf belay.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here