Xaalad Adag Oo Soo Wajahday Saxaafadda Somaliland &Tiradda Wariyeyaasha Xukuumadda Muuse Biixi Xidh-xidhay Iyo Suxufiyiin Ku Raad Joogaan Ciidamada Booliska Somaliland

0
36

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Xaaladda Saxaafadda Somaliland Oo Laga Dayrinayo, isla markaana xukuumadda Muuse Biixi Cabdi, ayaa xidhxidhay Wariyayaal tiro badan, halka qaar kalena ay ka carareen gudaha dalka Somaliland.

Cabdirisaaq Good iyo Cabdiqani Asparo, oo ka tirsan shabakada Hadhwanaag, ayaa xidhan halka
shabakadana lagu riday  xukun xayiraad ah.

Maxamed Cismaan Mire ( Sayid), ayaa xidhan oo ahaa guddoomiyaha TV-ga Horyaal, isla markaana ciidamada booliska ayaa Wariye Siciid Cagjar, oo isna ciidamadu doonayaan ayaa deegaamada Somaliland ka baxay.isagoo bilo badana uu xabsiga ku jiro Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo muddo ka badan 3 sannadood lagu xukumay.

Hase yeeshee taliska  xukuumadda Muuse Biixi ayaa todobaadkan soo saartay go’aammo ay ku jaangoynayso qaabka wararka TV-yadu ka baxa.

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here