“Xabsigii waan ka soo baxay.Waxa aan ku dardaarmayaa in xaqa…”

0
42

Hargeysa,(baraarugnews.net)-Samafale Cabdi Maalik Coldoon,ayaa maanta laga sii daayey jeelja Weyn ee magaalada Hareysa,isla markaana ku jiray muddo dheer Saldhiga Weyn.”Xabsigii waan ka soo baxay.Mahad oo dhan Allaahay-baa is ka leh iyo inta iga muddan dhamaantood.
Waxa aan ku dardaarmayaa in xaqa la sheego si kasta ha u qadhaadhaato”ayuu ku qoray barta uu ku leeyahey baraha bulshada ee Facebuugiisa Cabdi maalik coldoon oo aanu ka soo xiganay warbaahinta baraarugnews.net office caarshe7@hotmail.com baraarugnews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here