Xildhibaan Toogasho Lagu Dilay &Dalka uu ka soo jeedo Xildhibaanka La Dilay

0
337

Koonfu-afrika,(Baraarugnews.net)- Koox loo maleynayo in ay ahaayeen burcad ayaa toogasho ku dilay Sibusiso Radebe oo ahaa xildhibaan ka tirsanaa Xisbiga ANC ee dalka Koonfur Africa.

Madaxa iyo lugta ayaa laga toogtay kaddib markii qofka laga shakisan yahay uu ka dalbaday in uu ku soo wareejiyo taleefankiisa gacanta, sida uu warbaahinta Mpumalanga News u sheegay qof ka mid ah qoyska xildhibaanka.

Arrintan ayaa ka dhacday magaalada Roodepoort ee ku taalla Koonfur Afrika, waxaana falkan siweyn uga qoykiisa.

Sidda ay xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Afrika falkan waxaa geystay koox loo malaynayo in ay yihiin Burcad, iyaga oo meesha ka saaraya in dilkan lala xiriiriyo siyaasad.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here