Xildhibaan Xagxagasho ku Bilaabay Duqa laascaanood Oo Dhul Ku Qabso Ahaa U Xukumay Qoyskii Xaqa u Lahaa Iyo Waxa Kasoo Kordhay Arintaasi.

0
265

 

Laascaanood(Baraarugnews) Maayarka Degmada Laascaanood oo ku Guda Jira Waajibaadkiisa Shaqo Ayaa Mudooyinkii u Danbeeyey Qorshayaal Loogu Adeegayo Cadaalada Iyo Bulshada u Ooman ee Xilkaasi u Igmatay Kuwaasi oo Xubno isla Golaha Deegaanka Kula Jira Maayarkani Ay Ka soo Horjeesteen

Qorshaha Bulshadii Dooratay Loogu Adeegayo isla markaana Cadaalada Lagu marinayo In Wixii Ay Xaq u leeyihiin Waajibku Siiyo ayaa Xildhibaano ka mid ah Golaha Deegaanka laascaanood oo Boog ku noqday Bulshadu Ku Doonayaan inay Kaga Soo horjeestaan Talabooyinka uu Duqa Degmadaasi cabdicasiis Xuseen taarwale Qaatay

Xogaha Ay Helayso Shabakada Wararka Somalifree Ayaa Xaqiijinaya In Dhul Beer ah oo Ay lahaayeen Dad Danyar Ahi Lahaayeen uu Goaan Geesinimo leh ka Qaatay Kadib markuu u Xukumay Qoyskii Danyarta ahaa ee Lahaa Dhulkaasi oo uu isku Cuno Duubay Xildhibaan ka Tirsan Golaha Deegaanka Laascaanood oo Mudooyinkii u Danbeeyey Olole Ugu tafaxad=ydnaa Xagxagasho Uu kula Foogan yahay Maayar Cabdicasiis Taarwale

Xildhibaankan Ayaa Naloo sheegay inuu ka cadhooday Sababta Maayarku uga Xukumay Dhulkan uu Ku Qabsaday Ilma Cabdi Badhi oo Iska Lahaa Xili uu Filaayay in maayarka oo ay Isku gole deegaan Yihiin uu Isaga u Xaglin Doono balse uu Arintaasi Go’aankii Ku Haboonaa Ka Qaatay

Shabakada Wararka Somalifree Waxaa Ay Soo Wadaa Qorshayaal Ay ku Daba galayso Arintaasi oo Ah Sababaha Keena Boobka iyo dhaca loo gaysto Bulshada Danyarta ah iyadoo loo adeegsanayo Awooda Dawladnimo Balse uu Maayarka Laascaanood si Adag oo geesinimo ah Uga Soo horjeestay


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here