“Xoghayahay Golaha Guurtida Somaliland qaab nooceeya ayuu u shaqeeyaa?

0
252

Xoghayahay Golaha Guurtida Somaliland C/Naasir Aadan Beegsi Aniga oo aan ku Qiimeynayn Qabyaalad walow ay Saamaxayso Xogta aan ka helayo Shaqadiisa aqalka golaha guurtida somaliland uu ka hayo. Haddana waxaan cadeynayaa aniga aan Cadaalad ku eego Kuna qiimeyo aragti Qaranimo waxaan aaminsanahay intii uu Xoghayaha noqdey in Golaha Guurtida uu Isbadel muuqda ku talaabsadey.
Waa muddadii uu xilka hayeye waxa Golaha Guurtidu ku guuleystay in uu qabto Xeerar la dhaafiyey si qaraoodi ah golaha wakiladuna ay toos ugu gudbiyeen Madaxweynaha kuwaas oo dib loogu soo celiyey waxa ka mid ah Xeerkii Kufsiga taas oo murankoodu gaadhey heer Maxkamada Sare walow hoos loo dhameeyey sidaan filayo.
Waxa uu yeeshay nidaam maamul oo sax ah waxaanad moodaa in ay Golihii Wakiiladaba ka shaqo fiicnaadeen oo unoqdeen shaandho miir. Abdi Aden Beegsi hore usoco shaqo wacan.

waxa qoray oo gaar u tahay khalinka arragtida bulshada Burhan Farah

 

 


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here