Xulka Dalka Farasiiska oo caawa soo afjaray Rajaddii Afrika

0
26

Qatar,(baraarugnews.net)-xulka dalka France ayaa caawa soo afjaray rajadii afrika,kadib caawa ka badisay xulka morocco oo wareega afraad soo gaadhay goobka adduunka ee 2022ka.  Argentina iyo france ayaa isku soo haray ciiyaarta kama dambaysta ah ee koobka aduunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here